Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo soo saartay go’aan adag oo ka dhan ah Mucaaradka Deni (Akhriso)

Puntland ayaa soo saartay go’aanno ka dhan ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee imaanaya magaalada Garoowe.

Guddiga Nabadgalyada Gobolka Nugaal oo shir ku yeeshay Garoowe ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah ka mamnuucay in ay hub iyo ciidan la soo galaan caasimadda.

Qoraal ka soo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in Amniga siyaasiyiinta imaaanaya Garoowe ay mas’uul ka tahay dowladdu islamarkaana aysan hub la soo geli karin magaalada.

Qoraalkan ayaa ku soo beegmay xili maanta boqolaal shacab ah ay Magaalada Garowe iskugu soo baxeen kuwaasoo soo dhoweynayey musharaxa Xasan Shire Abgaal oo ka tirsan siyaasiyiinta ugu tunka weyn mucaaradka Deni.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Related posts

Abiy Axmed” Dagaal Magaalo waxa uu yahay waa naqaan iyo sida guusha looga gaaro”

Cabdi Cade

James Swan oo War ka soo saaray talaabooyin ay dhowaan qaaday dowlada Somalia

Caydiid Ali

Arday ku guuleesatay Deeq Waxbarasho oo bixisay Shirkada Hormuud (Sawirro)

Cabdi Cade