Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maamul cusub u magcaabay degmada Luuq ee gobolka Gedo.
Talaabadan ayaa ku soo beegantay xili dhowaan la soo afjaray khilaafkii maamulka Juballand ee ka taagnaa gobolka Gedo.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTO