Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda oo ka digtay Khataro kusoo wajahan dadka kunool Koonfurta Soomaaliya

Qoraal goordhaw kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa looga digay roobab mahiigaan ah oo heerka halbeeggooda lagu qiyaasay, 150 mm ilaa 600mm.

Wasaaraddu waxa ay si gaar ah ugu wargelinaysaa dadka ku nool goobaha cayiman ee qariidadda hoose ku xusan qataraha roobabka deyrta oo la filayo bisha October ee nagu soo fool leh.

May be an illustration of map and text

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

(Sawirro) Mareykanka oo wafdi u diray Somaliland iyo Muuse Biixi oo qaabilay

Caydiid Ali

Guddiga adeega Xajka ee DF oo shaaciyey liiska 71 Shirkadood..

Caydiid Ali

(Akhriso) Madasha Xisbiyada Qaran oo taageero u muujisay Guddoomiyaha aqalka Sare

Caydiid Ali
Taboola Ads ---