Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi ayaa si wadajir ah u magaacabay xubnaha Baarlamaanka JFS uga mid noqonaya Baarlamaanka Dowladaha dhex-dhexaadka ah (NAM).
Sidoo kale, labada gudoomiye ayaa magaacabay xubnaha guddiga saaxibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Kuwait.
HOOS KA DAAWO LABADA QORAAL