Allbanaadir.com
NEWS

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo arrimo muhiim ah kala hadlay Antonio Guterres

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xoghayaha Qaramada Midoobay ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo wadashaqeynta u dhaxeysa hey’adaha Qaramada Midoobay iyo Soomaaliya.

Labada masuul ayaa si gaar ah iskula soo qaaday sidii la isaga kaashan lahaa wax ka qabashada arrimaha muhiimka ah sida amniga, nabadda, horumarinta, isbeddelka cimillada iyo hiigsiga yoolasha horumarka waara.

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galaya shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa siyaabo kala duwan ula kulmay madax kala duwan oo shirka ka qeyb galeysa.

Secretary-General António Guterres (right) meets with Hamza Abdi Barre, Prime Minister of the Federal Republic of Somalia.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Guudlaawe oo hal arrin u tagay degmada Cadale (Sawirro)

Caydiid Ali

(Akhriso) Somaliland oo war kulul ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

Caydiid Ali

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Dhismaha Dekedda Garacad (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---