Allbanaadir.com
NEWS

Xeerb Ilaalinta Qaranka oo Maxkamadda G/Banaadir u gudbisay dacwad ka dhan ah lix Sargaal

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay lix sargaal ka tirsan waaxda Canshuuraha Barriga ee wasaaradda maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Saraakiishan dacwada laga gudbiyay ayaa ku eedeysan in ay ku kaceen musuq-maasuq iyo sidoo kale sameynta Documents been abuur iyo ku tagri fal awoodda xafiis dowladeed, waxa ayna eedeysanayaashan dhammaantood ka howlgalayeen degmada Wartanabadda.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Xamaas oo War ka soo saartay dilka hogaamiye Yahya Sinwar

Caydiid Ali

DEG DEG: Kolonyo uu la socday Madaxweynihii hore ee Somalia oo la rasaaseeyey

Caydiid Ali

Saamayn intee le’eg ayaa ka dhalatay xayiraadii Madaxdii hore ee dalka? (Warbixin)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---