Allbanaadir.com
NEWS

Baarlamanka Somalia oo ku dhegan Wasiirkii amray in la xiro Tiktok iyo aalado kale

Guddiga Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta ee Golaha Shacabka ayaa u yeeray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumada Somalia.

Wasiirka ayaa su’aalo laga weydiin doonaa arrimo ku saabsan howlaha Wasaaradda iyo go’aankii uu ka gaaray joojinta isticmaalka Aaladaha Tiktok, Telegram iyo 1XBet, kaasoo ahaa go’aan aan soo marin kana doonin Golaha Shacabka BFS

Inta badan go’aannada masiiriga ee noocaan ah ayaa mara Golayaasha sharci dejinta ee dalalka ay ka jirto warbaahinta xorta ah, kuwaasoo ka yeesha dooddo adag iyo go’aan gaaris guud.

Go’aanka wasiirka ayaa waxaa lagu tilmaamay mid lagu fududaaday oo lama filaan iyo soo boodo ku noqday dad badan, maadaama uu yahay go’aan culus oo taabanaya bulshada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA LOOGU YEERAY WASIIRKA

Related posts

Madaxweyne Gustavo oo shaaciyey inuu diinta Islaamka qaadanayo

Caydiid Ali

Militariga Sudan oo guulo ka gaaray dagaalka kooxda RSF

Caydiid Ali

Taliye Asad oo shir xasaas ah la qaatay saraakiisha Booliska

Caydiid Ali
Taboola Ads ---