Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) War-Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Dowlada Somalia & dowlad goboleedyada

Shir u socday muddo 2 maalin ah Wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta laguĀ  soo gebagabeeyey magaalada Muqdisho.

Kulankan ay yeesheen Waasirada Maaliyadda heer Federaal iyo Dowlad Goboleedyada ayaa lagu gorfeeyay dib-u-habeynta Maaliyadda, mideynta Canshuuraha, dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo shirka soo xiray, ayaa sheegay intii uu shirkaan uu socday ay Wasiiradda Maaliyadda Federaalka iyo heer Dowlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir uga hadleen arrimaha mideynta canshuuraha dalka iyo sidii loo dardargelinta lahaa dhaqan gelintooda.

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

 

Related posts

Midowga Yurub: “Israa’iil ayaa laheyd aasaaska & maalgelinta kooxda Xamaas”

Caydiid Ali

Gabar aargudasho Layaab leh ku sameesay Saaxiibkeyd oo Qiyaanay !!

Cabdi Cade

Arinta Galmudug oo lagu sifeeyay Qof Xanuunsan oo hadana Daawadii loo qoray Diiday !!

Cabdi Cade