Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Taliska ciidanka NISA ee Jubbaland oo fashiliyay qaraxyo miino (Sawirro)

Taliska ciidanka nabad sugida Jubbaland ayaa sheegay iney fashiliyeen qarax al-shabaab dooneysay in lagu waxyeeleeyo dad shacab ah.

HOOS KA AKHRISO QORAAL KA SOO BAXAY TALISKA NISA EE JUBBALAND

Ciidanka Hay’ada Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland  ( JISA) oo kaashanaya shacabka reer Jubaland ee Magaalada Kismaayo ayaa gacanta kusoo dhigay miinadan oo ay dhagar-qabayaasha AS doonayeen iney ku waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee amniga iyo saxansaxada nabadadeed ku naaloonaya.

Waxaan u mahadcelineynaa bulshada magaalada Kismaayo ee sida joogtada ah usoo wargelinaya ulana shaqeynaya laamaha amniga.

Alle ayaad mahad iskaleh.

Related posts

Wasiir Beyle oo ka laabtay Hadal shalay uu shaaciyay si kalana Warka u rogay

Cabdi Cade

Xamaas oo goor dhow soo saartay War naxdin & argagax ku noqday Israel

Caydiid Ali

Gabadha la dhalatay Kim Jong-un oo ku hanjabtay in ay adeegsan doonaan Nukliyeer hadii…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---