Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DEG DEG: Duqa Muqdisho oo xilkii ka qaaday Gudoomiye Degmo, mid kalena ku bedelay

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa xilkii ka qaaday gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Daahir Maxamed Raajis.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaale ayaa xilkii looga qaaday Daahir Maxamed Raajis oo muddo aan sidaa u badneyn xilkaas hayey sida ay allbanaadir Online u xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.

Madaale ayaa gudoomiyaha cusub ee degmada Xamar weyne u magacaabay nin lagu magacaabo Cabdqaadir Maxamed Siidii.

Lama oga sababta xilka looga qaaday gudoomiyihii degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir Daahir Maxamed Raajis iyo waxa kalifay isbedelkan.

Related posts

Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay weerar saaka ka dhacay J/hoose

Caydiid Ali

Tirada dadka uu haleelay cudurka COVID-19 oo gaartay heerkii ugu sareeyey

Caydiid Ali

Rasaas wali ka socota Hotelka Xayaat iyo Meydadka dad uu ku jiro Guddoomiyihii hore ee …

Cabdi Cade
Taboola Ads ---