Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay garsoorayaal cusub oo ka howl geli doona degmooyinka Baxdo iyo Wisil ee gobolka Mudug.
Wareegtada uu soo saaray Qoorqoor ayaa lagu magacaabay afar masuul oo sadex ka mid ah yihiin Gudoomiyeyaal Maxkamadeed, halka qofka afaraadna yahay Garsoore.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA