Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Nin si xeeladeysan lacag uga urursanayey shacabka Muqdisho oo la qabtay (Sawirro)

Taliska ciidanka Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen nin dokumentiyo been abuur ah lacag uga qaadayey qaar ka mid ah shacabka degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho

HOOS KA AKHRISO QORAAL KA SOO BAXAY TALISKA GOBOLKA BANAADIR

Taariikhdu markey ahayd  26/7/2023 abaaro saacaduna ahayd  14:30pm  Taliska Qeybta Guud Ee Boliiska G/ banaadir gaar ahaan Saldhiga Boliiska dharkeynleey ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane iyo dukumentiyo been abuur ah oo loo ekeesiiyey kuwa dowladdu ugu adeegto bulshadda isla markaana uu eedeysanuhu dadweynaha u qeybinayey lacago sharci daro ahna uga bedelanayey  warqahaas been abuurka ah, Waxaana la hor geyn donaaa caddaalada.

Muwaadin haddii aad aragto fal amniga liddi ku ah warbixin la wadaag saldhigga kuugu dhow ama wac lambarka gaaban ee 991

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Saciid Ciise: “Caqiido & cibaado Oromo sinaba dhul Soomaaliyed looguma hibeyn karo”

Caydiid Ali

(Akhriso) Mid ka mid ah beelaha Somaliland oo Muuse Biixi ku eedeysay dagaalka Laascaanood

Caydiid Ali

Xuutiyiinta oo Gantaal ku weeraray markabka Delonix xilli uu marayay badda Mediterranean-ka

Cabdi Cade
Taboola Ads ---