Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa wareegto uu soo saaray ku amray in muddo 30 cisho gudaheed looga baahan yahay cid kasta oo gacanta ku heysa dugsi ay dib ugu soo celiso magacii uu lahaan jiray ka hor 1-1-199o-kii.
Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa tilmaamay in magacyadda ku sharfan dugsiyadda dowladda ay macno weyn iyo tariikh ugu fadhiyaan qaranka ayna muhiim tahay in mar kale iskuuladii hore dib loogu soo celiyo magacyadooda.
Halkan ka Akhriso Wareegtada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com