Allbanaadir.com
NEWS

Galmudug oo soo saartay Ammaro cusub oo ku socda dadka kunool deegaannadeeda

War-saxaafadeed kasoo baxay wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga Mudane Siciid Siyaad Shirwac ayaa lagu mamnuucay jarista dhirta iyo sidoo kale ka ganacsiga dhuxusha iyo shidideeda.

Wasiirka ayaa qoraalka uu soo saaray ku sheegay in gabi ahaan deegaannada Galmudug laga mamnuucay xaalufinta dhirta iyo sidoo kale in la jaro geedaha kaddibna laga shido dhuxul.

Qoraalkan ayaa lagu amray hay’addaha amniga Galmudug in ay hir-galiyaan awaamiirtan kasoo baxday wasaaradda, waxaa sidoo kale shacabka Galmudug lagu amray in ay dhooraan xaquuqa xayawaannada duur-joogta ah.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Macalimiintii Saxay Imtaxaankii Shahaadiga oo Cabasho xoogan kasoo yeertay

Cabdi Cade

Soomaali laga soo tarxiilay Turkiga oo weerartay Shaqaalaha Diyaarada Turkish Airlines

Cabdi Cade

Nabadoon Aabe u ahaa Masuul ka tirsan dowlada Somalia oo caawa Muqdisho lagu dilay

Caydiid Ali