Golaha sare ee dhaqanka SSC oo shir ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa soo saaray qodobbo dhowr ah oo ay sheegeen in ay kasoo baxeen shirkooda.
Qodobada shirka waxaa ka mida in goluhu uu raalli gelin ka bixiyay hadal dhowaan kasoo yeeray oo ahaa in dowladda Soomaaliya ay raalli ka tahay dagaalka Somaliland ka wado Laascaanood.
Shirkan ayaa ku soo beegmay iyadoo weli ay socdaan dagaalada u dhexeeya dadka deegaanka iyo Somaliland.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GOLAHA SSC