Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Somalia sheegtay in howlgal qorsheysan lagu dilay 100 dagaalyahan

Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanayaa hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah maanta ka fuliyeen degaanada Gal-Libaax iyo Ceel Qurac oo dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Sh/dhexe oo ay isku uruursanayeen Al-shabaab sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Somalia

Hawlgalkaasi ayaa sida War-saxaafadeedka lagu sheegay waxaa lagu dilay ku dhowaad 100 tirsan al-shabaab oo ay ku jiraan saraakiil sare, isla markaana hawlgalkaas waxaa lagu bururburiyay goobihii ay iska soo abaabulayeen.

HOOS KA AKHRISO WAR SAXAAFADEEDKA OO DHAMEYSTIRAN

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Dagaalo maalintii labaad ka dhacay degaanka Lagta Caanoole

Caydiid Ali

Raisul Wasaaraha Somalia iyo wafdi uu horkacayo oo galabta ka ambabaxay dalka

Caydiid Ali

Axmed Madoobe oo shir weyn ka furay Kismaayo & DF oo..(Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---