Xassan Shiikh oo Magaacabay Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya (Akhriso)
Madaxweynaha dowlada Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi mar kale u magacaabay guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
War-saxaafadeed lagu daabacay barta Twitter-ka ee Bankiga Dhexe ayaa magaabistan lagu baahiyey iyadoo Muddo xileedka cusub ee guddoomiyaha uu noqon doono afar sano oo ka bilaabaneysa 17-kii bishan July.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAFADEED KU QORAN ENGLISH OO KA SOO BAXAY BANKIGA DHEXE