Allbanaadir.com
NEWS

Xamse Barre oo xilka u kala wareejiyay Wasiiradii uu xilka ka qaaday iyo kuwa uu magacaabay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda cusub ee Wasaaradaha Maaliyadda, Mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wasiirkii hore Dr Cilmi Maxamuud Nuur,.

Xamse Barre ayaa sidoo kale xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Maxamed Cilmi Ibraahim, wasiirkii wasaaradaasi laga bedelay Biixi Iimaan Cige.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay munaasabadaha xilalka loogu kala wareejinayay Wasiiradda cusub ayaa kula dardaarmay in ay si hufan ay uga soo dhallaalaan waajibaadka culus ee loo dhiibay, iyadoo la waafajinayo qorsheyaasha horutabinta u leh Xukuumadda DanQaran.

Related posts

Dagaal ka dhaca Galmudug oo la sheegay in ay Ceeb ku noqon doonto Farmaajo iyo Rooble

Cabdi Cade

Dugsi Quraan Online ah oo kuu haya fursado waxbarasho oo u gaar ah Qurba joogta iyo caruurtooda

Cabdi Cade

Xubno ka goostay Xisbiga Muuse Biixi oo taageeray C/raxman Ciro

Caydiid Ali
Taboola Ads ---