Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

(Akhriso) Koox loo heysto dembiyo culus oo la soo taagay Maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa sheegay inuu Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbiyay Eedeysanayaal loo haysto Tahriibin sharci darro ah iyo sameyn Dal ku gal been abuur ah.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in eedeysanayaasha ay furteen xarun Travel agency ayna lacag fara badan ka qaateen dad ku dhow 600 oo qof, iyagoo u sheegay iney u soo saarayaan fiisooyn lagu tagayo dalaka Mareykanka iyo Kanada.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XEER ILAALINTA

Related posts

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Cabdi Cade

Aadan Isxaaq Iidow oo isku soo dhiibay Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga dalka

Caydiid Ali

Dil ka dhacay xarun ay degan yihiin heyado caalami ah oo ku taalla Boosaaso

Caydiid Ali
Taboola Ads ---