Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Madaxda dowlad goboleedyada oo War kulul ka soo saaray heshiiskii Hirshabelle & dowlada (Akhriso)

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa jawaab degdeg ka bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabatay go’aankii maamul goboleedyada ku gaareen Kismaayo ee dowladda Federaalka xiriirkeeda lagu hakiyey.

War-saxaafadeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in heshiiska Hirshabeelle iyo dowladda Federaalka aanu khuseyn Golaha, isla markaana aanu waxba ka bedeli doonin go’aankii maamul goboleedyada ee Shirkii Kismaayo.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Putin oo reer Galbeedka ugu hanjabay adeegsiga hubka nuclear-ka

Cabdi Cade

Ukraine oo 158 Dayuuradood ku weerartay Moosko

Caydiid Ali

Dil goor dhow ka dhacay Jidka Maka Al-Mukarama & faahfaahino ka soo baxaya

Caydiid Ali
Taboola Ads ---