Allbanaadir.com
NEWS

Agaasimihii hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha oo iscasilay, kana hadlay musuqa loo heysto

Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo jinsiyadaha Cabduqaadir Cabdul oo dalka ka cararay 20 June 2023 kadib markuu helay inuu ku jiro liis shaqsiyaad loo xirayo musuq  ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii agaasimaha guud ee hay’adda.

Xeer ilaalinta dalka ayaa si rasmi ah ugu dartay maanta liiska eedeysanayaasha dalka ka maqan ee loo heysto musuqa.

HOOS KA AKHRISO QORAAL DHEER UU ARRINTAAS KAGA HADLAY

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Aqalka Sare oo si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Xildh. Mahad Salaad (Akhriso)

Caydiid Ali

Shacabka oo isweydiinaya Go’aanka Farmaajo labo sano kadib & Wararkii ugu dambeeyay

admin

DF oo amartay la soo xiro agaasime loo heysto musuq, lana xanibo akoonkiisa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---