Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa qoraal ay soo saareen ku cambaareeyay gubidda kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ee dhawwaan ka dhacday dalka Sweden.
Nin asal ahaan kasoo jeeda Krishtaanka Ciraaq ayaa isbuucii hore gubay kutaabka Qur’aanka , waxaana falkaasi uu geestay oggolaansho uga helay dowladda Sweden oo dalkeeda ku nool yahay.