Allbanaadir.com
NEWS

Kumanaan askari oo kamid noqonaya Milatariga Soomaaliya oo Uganda Tababar loogu soo xiray (Sawirro)

Dalka Uganda waxaa tababar loogu soo xiray kumanaan askari oo kamid noqonaya ciidanka xoogga dalka ,kuwaa oo bilooyinkii lasoo dhaafay tababar ku qaadanayay dalkaasi.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa tababar ugu soo xirey  ilaa 3,000 askari oo xoogga dalka ka tirsan, kuwaas oo lagu tababaray Uganda.

Ciidamada ayaa soo bandhigay dhoolatus ku aadan xirfadooda sare ee ciidanimo, Waxaana munaasabadda tababarka lagu soo xirey kala qeyb galay Taliye ku-xiggeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Taliayaha ciidanka Ugaandha & Wasiirka gaashaandhigga Uganda.

Related posts

DF oo war ka soo saartay Khasaaraha ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha

Caydiid Ali

Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Cabdi Cade

Ciidamada Somaliland oo laga saaray inta badan Laascaanood ka dib dagaalkii caawa

Caydiid Ali
Taboola Ads ---