Allbanaadir.com
NEWS

Agaasimayaal katirsan dowladda oo Maxkamadda gobolka Banaadir la horgeeyay

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Agaasimahii hore ee Wasaaradda shaqada iyo saddex masuul oo kale kuwaasoo loo haysto Musuq maasuq.

Masuuliyiintan maanta la horgeeyay maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu eedeeyay musuq maasuq iyo xatooyo, waxa ayna ka shaqeenayeen hay’addo kala duwan oo katirsan dowladda.

Related posts

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo dhalashadda nin ajnabi ah oo isku qarxiyey..

Caydiid Ali

Wasiir shaqada laga joojiyay kaddib Fadeexad kusoo baxday iyo baaris lagu bilaabay

Cabdi Cade

Askari Gadoodsan oo dil iyo Dhaawac galabta ka geestay Muqdisho

admin
Taboola Ads ---