Allbanaadir.com
NEWSSOUTH WEST

Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydka askari katirsan ciidanka Gaashaan iyo Hubkiisa (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo labo habeen kahor lagu dilay iska hor imaad deegaankaasi ka dhacay.

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran iyo ciidamo kale oo la sheegay in ay yihiin Mareykan ayaa weerar ku qaaday xili habeen ah deegaanka Mubaarak, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad ciidamada huwanta iyo Al Shabaab dhax maray.

Al Shabaab ayaa fagaaraha kuyaala Deegaanka Mubaarak kusoo bandhigtay meydka askariga katirsanaa ciidanka Gaashaan ay dileen iyo sidoo kale hub casri ah uu watay askarigaasi.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo gaari qalabeysan ku wareejisay maamulka Khaatumo State

Cabdi Cade

Guddoomyihii degmada Baraawe oo xilka laga qaaday & mid cusub oo la magacaabay

Caydiid Ali

Godkii ugu dheeraa ee loogu kala gudbayay Mareykanka iyo Maxcio oo la helay (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---