Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen in ay wadahadal la furaan Dowlada Federaalka Soomaaliya sidoo kale uu qabsoomo shirka Amniga Qaranka uu ku baqaay Madaxweyne Farmaajo
Qoraalka kasoo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan in wadahadal la furaan dowlada dhaxe balse shuruud uga dhuigay dowlada in faro galinta qaawan ka deyso maamul goboleedyada.
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Golaha Iskaashiga Maamul goboleedyada
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com