Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay saraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda oo ku eedeysan Musuq-maasuq.
Saraakiishan maxkamadda gobolka Banaadir la horgeeayay ayaa ku eedeesan musuq maasuq iyo in ay sameesteen dukumiintiyo been abuur ah.