Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Cali Jeyte

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan.

Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Guudlaawe ayuu xilka guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan ugu magacaabay Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow).

Xil ka qaadista madaxweynaha Hirshabelle ku sameeyay guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa imaaneysa xilli uu mudooyinkii dambe khilaaf u dhaxeeyay madaxda sare ee Hirshabelle iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan.

Related posts

Maamulka Galmudug ee degmada Cadaado oo soo saaray amar culus (Akhriso)

Caydiid Ali

Jimciyadda SOHEDA ayaa soo bandhgitay 100 arday oo waxbrashadooda ka faala qaaday Hormuud Salaam Foundation (Sawirro)

Cabdi Cade

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne

Cabdi Cade
Taboola Ads ---