Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi gaar ah oo warbixin ka soo diyaariya shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalada Baraawe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Shaqaaqadan ayaa u dhexeysay ciidamo qaab beeleed u abaabulan oo ka tirsan Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Koonfur Galbeed, waxaana maalmahanba xiisada halkaas ka jirta ay aheyd mid sare u sii kaceysay.
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIGA