Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa iska fogeeyay eedeymo uga yimid madaxda Maamul goboleedyada iyo xildhibaanada qaar, isagoo sheegay inay ka madax banaan yihiin laamaaha kala duwan ee dowladda iyo dhinacyada siyaasadda dalka.
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Hanti Dhowrka Guud ayaa looga hadlay arrimo badan wuxuuna u qornaa sidatan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com Â