Allbanaadir.com
NEWS

Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay Madasha Oslo kana hadlay Dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa kaqeyb galay mid ka mid ah fadhiyada “Madasha Oslo” taas oo lagu falanqeeyey “Wejiga Soomaaliya ee dadaallada dib u xorreynta kadib”.

Wasiir Axmed Fiqi, waxaa uu ku dheeraaday dib u xorreynta dalka, howlaha xasillinta iyo mashaariicda kala duwan ee loogu talogalay deegaannada la xoreeyay iyo kuwa la xorreynayo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa ka mid ah wufuud caalami ah oo qeyb ka ah “Madasha Norway” taasi oo tirsigeeda 20-aad xoogga lagu saarayo arrimaha xallinta khilaafaadka. nabadeynyta iyo dimoqoraadiyadeynta.

Related posts

Cabdullaahi Abyan Nuur iyo Xubno la socda oo u ambo baxay magaalada Kismaayo

Cabdi Cade

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jabisay Dugsiyada sare ee Sweden iyo xaflad loo dhigay (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Dowlada Iiraan oo War cusub ka soo saartay weerarkii ay xalay ku qaaday Israa’iil

Caydiid Ali
Taboola Ads ---