Allbanaadir.com
NEWS

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka ka qaaday Wasiir mid cusubna magacaabay (Wareegto)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Hirshabeelle Mudane Maxamuud Wabar Xasan .

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Cali Guudlaawe ayuu xilka Wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Garsoorka ugu magacaabay Mudane Cabdifitaax Cabduqaadir Cadow.

Related posts

Mareykanka oo si kulul uga hadlay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne

Caydiid Ali

Madaxa WHO oo dirqi kaga badbaaday duqeynta Israel

Caydiid Ali

Caqabado hor taagan Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug

Cabdi Cade
Taboola Ads ---