Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in uu baaris ku hayo Shirkado kamid ah kuwii ay Wasaarada Diinta iyo Awqaafta siisay fulinta adeega Xajka ee sanadkan
Qoraal ka soo baxay Xeer ilaalinta qaranka ayaa lagu sheegay in Shirkadahan ay dadka ka qaadayaan lacago ka badan tii la jaangooyay, iyadoo qoraalku intaas ku daray in shirkadii lagu helo iney lacago dheeri ah ka qaaday Xujaajta lala tiigsan sharciga.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA