Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Kaalintee Muqdisho ka gashay 15ka magaalo ee qaarada Afrika ugu dadka badan?

Magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqotey 15-ka magaalo ee ugu dadka badan Afrika, iyadoo la sheegay in ay caasimadda Soomaalida dadkeedu gaadhayaan 2.4 milyan, sida uu baahiyay WorldAtlas oo ka faalooda kororka magaalooyinka caalamka.

Lagos caasimadii hore ee Nigeria oo ku taal Galbeedka Afrika, waa magaalada ugu weyn qaaradda iyo mid ka mid ah magaalooyinka ugu dadka badan. Lagos waxay muddo dheer ahayd magaalo dekedeed muhiim ah caasimada dalka waxaa loo beddelay Abuja sanadkii 1991).

Kinshasa oo ah magaalada labaad ee ugu dadkja badan Afrika waa magaalo madaxda Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo oo ku taal Galbeedka-Bartamaha Afrika. Labada Kinshasa (ama “Kin” sida loo yaqaan) iyo Brazzaville, oo ah magaalada caasimadda ah ee Jamhuuriyadda Kongo, waxay wadaagaan bangiyada dariiqa dabiiciga ah ee gobolka, webiga Congo (Koonfurta iyo Waqooyiga, siday u kala horreeyaan)..

Qaahira caasimadda Masar waa magaalada 3aad ee Afrika ugu dadka badan, Waxay ku taal xeebta wabiga Niil waxay Waqooyiga ka xigtaa Ahraamta Weyn ee Giza..

Liiska 15ka sare halkan ka akhri;

  1. Lagös 24 million people
  2. Cairo 20.4 million people
  3. Kinshasa 13.3 million people
  4. Luanda 6.5 million people
  5. Nairobi 6.5 million people
  6. Abidjan 4.7 million people
  7. Alexandria 4.7 million people
  8. Addis Ababa 4.6 million people
  9. Johannesburg 4.4 million people
  10. Dar es Salaam 4.4 million people
  11. Casablanca 4.3 million people
  12. Kano state 4.2 million people
  13. Accra 4.1 million people
  14. Durban 3.4 million people

15.Mogadishu 2.4 million people

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday magaalada Highland Park (Sawirro)

Cabdi Cade

(Daawo Sawirro) Imaaraadka oo dayuurado gargaar sida ka dejiyey Magaalada Hargeysa

Caydiid Ali

Shirqoolo lagu beegsanayo Mucaaradka Axmed Madoobe oo la sheegay in Kismaayo ka bilaabatay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---