Allbanaadir.com
NEWS

Dowladda oo War kasoo saartay Weerarkii Liido iyo Khasaaraha ka dhashay

Taliska ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii xalay dabley hubeesan oo katirsan Al Shabaab ku qaadeen maqaayada Pearl beach ee kutaalla xeebta Liido.

War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in weerarka fuliyeen todobo nin oo katirsan Al Shabaab, kuwaa oo isugu jiray kuwa is qarxiyay iyo kuwa kale ay dileen ciidanka dowladda.

Booliiska ayaa sheegay in weerarka Al Shabaab ay ku geeriyoodeen 6 qof oo shacab ah ,sidoo kale ay ku dhaawacmeen 10 qof oo kale, halka dadkii kale maqaayada ku sugnaa ciidamada soo bad baadiyeen.

Related posts

Maxaa sababay in Shaqaalaha Gobalka Banaadir Saddex bilood aysan helin wax Mushahar ah ?!!

admin

Madaxweyne Emmanuel Macron oo laga helay cudurka Coronavirus

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Xamse oo la xisaabtamay mid kamid Wasaaradaha Xukuumadda (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---