Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Xafiiska Hanti dhowrka Guud ee Qaranka oo qaaday talaabo loga hortagayo musuqa

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa qaaday talaabo cusub oo looga hortagayo musuqa ka jira qaar ka mid ah heyadaha iyo xafiisyada dowlada ee shacabka loogu adeego.

“Fadlan Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Qaranka la wadaag wixii cabasho ah oo ku aaddan nidaamka lacag qabashada canshuuraha Dowladda” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Xafiiska Hanti-dhawrka Guud kaasoo ku socda dadweynaha.

Waxaa sidoo kale xafiisku soo bandhigay Cinwaan Email ay dadku ku diri karaan meelaha ay kala kulmeen musuqa iyo laaluushka si dabagal loogu sameeyo, talaabana looga qaado.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Al-Shabaab oo soo bandhigtay Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Hirshabelle

Caydiid Ali

Tobias Billström oo kulan xasaasi ah la qaatay Diblomaasiyiinta dalalka Islaamka (Sawirro)

Cabdi Cade

 Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya Qurbajoogta Soomaliyeed iyo Carruurtooda

Cabdi Cade
Taboola Ads ---