Shirka oo Muqdisho ka socday mudadii u dhaxaysay 6-7,dii bishan ayaa looga wada hadalay Federaalaynta nidaamka maaliyadeed ee dalka, maamulka deeqaha caalamka laga helo iyo dhamaystirka geedi socodka dayn cafinta.
Gabangabada shirka ayaa laga soo saaray war-saxaafadeed ay dhinacyadu isla afgarteen.