Allbanaadir.com
GALMUDUGNEWS

Madaxweyne Qoorqoor oo Wareegto ku Magacaabay Wasiiro cusub (Magacyada)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirada maamulkiisa.

“Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay wasiirro cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada Dowladda Galmudug” ayaa lagu yiri qoraal caawa ka soo baxay madaxtooyada Galmudug

Hoos ka akhriso Magacyada Wasiirada Cusub.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Cali Rooba oo shaaciyay in Wadooyinka Mandheera 50% ay maamulaan Al Shabaab

Cabdi Cade

Ciidamo Mareykan ah oo lagu la’yahay badda Soomaaliya iyo baadigoob xooggan oo socda

Cabdi Cade

Ciidamo caawa la wareegay xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Cadaado

Caydiid Ali
Taboola Ads ---