Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Dowlada Somalia oo amar cusub ku soo rogtay shirkaddo gaar ah (War-Saxaafadeed)

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan xarunta Wasaaradda.

Qoraal kasoo baxday Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa waxaa lagu faray shirkadaha iyo ganacsatadaas inay iska soo diiwaan galiyaan Wasaaradda.

“Dhamaan shirkadaha ka shaqeeya shidaalka, gaaska cuntada, diyaaradaha keenida, kaydinta, daabulida, kaalimaha shidaalka iyo kuwa degan dhamaan hantida ma-guurtada ee wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS waxaa la farayaa inay yimaadaan wasaaradda oo iska soo diiwaan-geliyaan, si loola socdo badqabka dadka ka shaqeeya arrimaha shidaalka” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Wasaaradda oo sidan hoose u qornaa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Hormuud Telecom Foundation oo maanta Deeq Gaarsiisay Qoysas Danyar ah (Sawirro)

Cabdi Cade

Ciidamada DF oo soo afjaray weerarkii ka socday dhisme ku yaalla Mirinaayo

Caydiid Ali

Joe Biden oo Magacaabay Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareykanka iyo Xilal kale

Cabdi Cade