Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn waxa uu ku sameeyay garsoorayaasha Maxkamada gobolka Banaadir gaar ahaan Darajada 1-aad iyo tan 2-aad.
Qoraalka kasoo baxay Gudoomiyaha Maxkamada sare ayaa dalacsiin iyo isku bedelid lagula sameeyay garsoorayaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo tan gobolka Banaadir .
Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Gudoomiyaha Maxkamada sare
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com