Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Bushaaro Muhiim ah oo ku socda Qurbo Joogta Soomaaliya ee Daafaha Dunida kunool

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In machadka fatxulkhayr oo ku yaal magaalada hargaysa uu kuu diyaariyay Waxbarasho heer sare ah oo lagu baran doono xifdiga quraanka iyo Shareecada islaamka iyo barashada duruusta .

Dugsigan waxaa lagu dhigan doonaa hab casri ah oo online skype waxaana dhigan doona carruuurta , dadka waweyn, qoysa iyo qof qofba adigoo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga ama home and work position adiga oo ku darsanaya skype ; fadxul markaad intaagaliso waxaa kuu soo baxaya machadu fatxulkhayr,

Dugsiga fatxul khayr Ee Barashada Diinta Waxa Uu Qadanayaa Arday Cusub Oo Ka Kooban Rag , Dumar , Caruur Qof Kasta Waxa Looga Bilaabayaa Meesha Ku Haboon Insha Allah iyo waliba galaasyo bilaw ah sida higaadoo bilaw ah carabi bilaw ah qur aan bilaw ah xadiis bilaw ah tajwiid bilaw ah siiradah rasuulka oo bilaw ah slh wslm iyo waliba axkaamta salaada iyo xaqa waalidka iyo waliba wacdi guud CASHARADA WAXA AAD HELI KARTAA BILOW . DHEXDHEXAAD IYO MURAAJICO KA FAAIDAYSO machadka fatxul khayr Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto.

Ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahado Anfaci doonta mustaqbalkiisa.adaba kafaa idayso machadka fatxul khayr KU DARSO Quraanka iyo tajwiidkiisa sidoo kale wuxuu kubarayaa luuqada carabiga iyo dhamaan culuumta shareecada ISLAAMKA kafaa idayso machadka fatxulkhayr 3 . Qorista iyo Akhrinta Carabiga 4. iyo waliba higaada oo bilaw ah akhrinta .

Waxii Faah faahin ah kala Xidhiidh

TEL;free call; 0012185357064 ama kan 00252634054279 viber iyo imo whats app 63 4054279 ,WWW. FATXULKHAYR.bugs3.com ama 00252634741397

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Faahfaahin: Dil naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho

Caydiid Ali

Baaritaano lagu ogaaday in Simegnew Bekele isagu is dilay

Cabdi Cade

Golaha Shacabka oo go’aan kasoo saaraya Canshuurta Iibka ee lasoo rogay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---