Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii Waxaa looga qaaday taliyihii ciidamada nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan ee Hirshabelle Cabdi Maxamed Cali (Aweys) iyo ku-xigeenkiisa Cabdiqaadir Maxuud Ow-bakar (Dhagaweyne)
Sidoo kale, Madaxweynaha Hirshaballe ayaa u magacaabay Taliyaha Cusub ee ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka gobolka hiiraan Colaad Cabdullaahi Cusmaan.
Sababta xilka looga qaaday taliyeyaashan laguma xusin wareegtada oo u qorneyd sidan:-
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com