Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

DF oo shaacisay in duqeyn lagu dhaawacay hogaamiye ka tirsan Al-shabaab (Akhriso)

Dowlada Somalia ayaa shaacisay in Mid ka mid ah saraakiisha sare ee Al-shabaab lagu dhaawacay hawlgalkii wadajirka ahaa ee ay fuliyeen Ciidanka Xoogga dalka iyo saaxiibada caalamiga ah.

sarkaalka la dhaawacay ayaa waxaa lagu magacaabaa Cusmaan Maxamed Cabdi, wuxuuna u qaabilsan yahay Al-shabaab arrimaha dibadda sia lagu xusay War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada warfaafinta Somalia oo sidan hoose u qornaa..

Related posts

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Fei Shengchao (Sawirro)

Cabdi Cade

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay in ay la jirto Boqortooyada Sacuudiga 

Cabdi Cade

Dil & kufsi naxdin iyo argagax leh oo ka dhacay gobolka Madhya Pradesh (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---