Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu soo saaray ku joojiyay dhisme sharci darro oo ka socda dhulka Xaruntii hore Iskaashatooyinka Soomaaaliyeed ee Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan Waaxda Barwaaqo.
Hoos ka akhriso qoraalka oo dhammaystiran.
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com