Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Abuu Cubeyda oo ka soo muuqday shir xasaasi ah oo u soo xirmay Al-Shabaab (Sawirro)

Waxaa soo gabagaboobay shirweyne wadatashi ah oo Al-shabaab ay uga arrinsaneysay dagaalka ay ka wado Bariga Africa, kaasoo ay ka qeybaleen in ka badan 100 xubnood oo isugu jira hogaanka guud ee Xarakada Al-Shabaab oo uu ugu horreeyo hogaamiyaha kooxdaas Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda.

Shirkan oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa ugu dambeyn waxaa laga soo saaray war murtiyeed looga hadlay dardar gelinta dagaalka ay kooxdaas ka wado geeska Afrika, iyadoo bilihii u dambeeyey uu kooxda soo fuulay culeys dhaqaale iyo mid milateri ka dib markii laga saaray degaano badan oo ku yaalla bartatamaha Soomaaliya gaar ahaan Sh/dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Hoos ka akhriso bayaanka iyo sawirada shirka Al-shabaab.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Mareykanka iyo Itoobiya oo mar kale isku dhacay ka dib safarkii Blinken ee Addis ababa

Caydiid Ali

Taliyaha ciidanka Dhulka oo gaaray Galcad abaabul Dagaalna bilaabay (Sawirro)

Cabdi Cade

Qoysas heysta Baasabooro ajnabi ah oo laga daad gureeyey Marinka Gaza (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---