Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay’adda ICRC ee Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo madaxda ka socotay Hay’adda ICRC ayaa ka wada hadlay xoojinta wada shaqaynta,dardar gelinta mashariicda hormarineed ee laga fulinayo deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxda hay’adda ICRC ayaa u ballan-qaaday maamulka Koonfur Galbeed in ay ka taageeri doonaan dhinacyo kala duwan ay ugu horeeyay hir-gelinta mashaariic horumatineedk