Allbanaadir.com
NEWS

Dugsiga Al Abraar oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbojoogta Soomaaliyeed

Dhamman waalidka Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha, lana dhibaataysan ubadkooda sida ay u bari lahaayeen barashada diinteena iyo barashada Quraanka iyo culuumtiisa waxa uu maamulka Dugsiga Al Abraar kuugu bushaaraynayaa in uu kuu hayo fursado waxbarasho.

Dugsiga Al Abraar  kuu haya fursado aad ku baran kartaan Qur’aanka muddo kooban hab online ah oo casriyaysan, taas oo ay kuugu diyaar yihiin macalimiin Rag iyo dumarba ah oo khibrad uleh waxa ay dhigayaan.

Waxa uu sidoo kale  Dugsiga Al Abraar dadka waa wayn  iyagana  u hayaa fursad ay wax ku baran karaan , waxaana Qur’aanka iyo culuumta kale ee diinta la bari doonaa iyaga oo jooga goobahooda shaqo iyo guryahooda.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –

  • Quraanka kariimka ah
  • Higaadda
  • Xadiithka
  • Caqiiqda islaamka
  • Fiqhiga
  • Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
  • Tarbiyadda caruurta
  • Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
  • Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
  • Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Waxii faah faahin intaas dheer kala xiriir numberadan

0634043907 ama 0633736040

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Dowlada oo lacag la’aan lasoo daristay kadib markii laga jartay Dhaqaalihii lagu kabi jiray

Cabdi Cade

Nooca cusub oo cudurka Covid-19 oo la shaaciyey inuu Somalia soo galay

Caydiid Ali

Madaxweyne Xaaf oo wada qorshe abuuri kara Xiisad siyaasadeed oo cusub

Cabdi Cade
Taboola Ads ---