Allbanaadir.com
NEWSXULKA

Madaxweyne Farmaajo io Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo kulmay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika  ayaa kulan la qaatay Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo isna kamid ah Madaxda shirkaasi ka qeyb galeysa.

Kulanka labada Masuul eesgeen ayaa looga hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka labada wadan iyo sidoo Soomaaliya iyo Itoobiya uga faa’iideesan lahaayeen fursadaha maalgashiga ee Shiinaha .

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa adkeeyay in isdhexgalka dhaqaale ee dalalka Geeska Afrika uu horseedayo koboc dhaqaale, maalgashi shisheeye iyo xasillooni buuxda oo ay qeyb qaataan dhammaan dalalka gobolka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maamulka Somaliland oo jartay Waaran lagu soo xirayo Wariye Caan ah

Cabdi Cade

(Sawirro) Dad ka badan 50 ruux oo ku naf waayey dab weyn oo ka kacay keymaha..

Caydiid Ali

Hormuud Foundation oo deeq lacag ah gaarsiisay qoys indhoolayaal ah oo ku nool Jowhar

Cabdi Cade
Taboola Ads ---