Madaxweynaha Cusub ee Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar ayaa ku dhawaaqay golihiisa Wasiirada, waxaana Wasiiradan cusub ku jira dhalinyaro la sheegay in Siyaasada ku cusub yihiin .
Golaha Wasiirada uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya ayaa la filayaa in la horgeeyo Baarlamaanka Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya si ay u meel mariyaan ama u diidaan.
Halkan ka Akhriso Liiska Golaha Wasiirada
1- Wasiirka Biyaha Mudane Bashiir Shaafi
2- Wasiirka Maaliyadda Mudane Bashir Dubad
3- Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xasan Dhaadhi
4- Wasiirka Waxbarashada C/laahi Maxamed Muuse
5 Wasiirka Caafimaadka Dr Yusuf Maxamed
6- Wasiirka Beeraha  Mudane C/qaadir iimaan
7-Wasiirka Howlaha Guud Mudane C/fatax Sh Biixi
8- Wasiirka Ganacsiga Mudane C/raxan Axmed Xasan
9- Wasiirka Ka-hortaga Masiibooyinka Mudane Maxamed Cabdi
10- Wasiirka Qurbajoogta Muadne Xabiib Xaaji
11- Wasiirka Xeer-ilaalinta Mudane C/wali Jamac Ibrahim
12- Wasiirka Xoolo Dhaqatada Eng Maxamed Shaale Isaaq
13 Wasiirka Cadaalada Mudane Mubaarak Sh Cumar
14- Wasiirka Shaqada Iyo Shaqaalaha MudaneXasan Aadan
15- Wasiirka Haweenka Marwo Ayaan Cabdi Shukri
16- Wasiirka Warfaafinta Guuled Aw Cali
17- Wasiirka TVETÂ Mudane C/raxmaan Liid Daahir
18 Wasiirka Dooxooyinka Mudane Axmed Deeq Maxamed
19- Wasiirka Sayniska Mudane Axmed Naaji
20 Wasiirka Dhaqanka, Dalxiiska Mudane Ilyaas Abiib
21 Wasiirka Macdanta, Tamarta Mudane Lade C/wali
22 Wasiirka Dhalinyarada Mudane Xasan Faarax Cali
Maareeyaha Wakaalada, Jidadka  Sacaada Giire
Maareeyaha Wakaalada, Dakhliga Mudane C/laahi Cabdi
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com