Maamulka Puntland ayaa shan hay’adood ruqsadii kala noqotay, sida lagu sheegay warqad ka soo baxday Wasaaradda Qorsheynta Maamulkaas.
Heyadaha shaqada laga joojiyey ayaa kala ah: ACTED, Zam-zam Foundation, Agency For development and Peace, shaqo doon iyo Jubba Foundation.
Heyadahan ayaa lagu eedeeyey iney mashaariic ka fuliyeen degaano ka tirsan Puntland, iyagoo fasax iyo wada tashi kala yeelan Maamulka.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA WASAARADDAÂ
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com